VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaanto - Lyrics

indha jelooy la jiifkaaga jecliyaa anajaloow la joogaaga jecliyaa jalaqsaneey jacaylkaaga i haye jiifsan maayo adaan kuu jeedaye jalaqsaney aniga kaama joogi karo ku jantayoo jidhkaa i dubaaxiye
Queue is empty
-- / --