VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geesi hanad - Lyrics

geesi iyo hanadbaa la gaboodsada rag ninkii wax garadaa la gar waaqsadaa waa nin gala abaaloo gudi kara wanaagoo samo kugu gargaaree gar eexiyo adoon godob u maagayn hawshan ila gal ama gooni noqo aan kaa go'ee galad iyo ayaanbaa lagu guursadaa talo aad gorfaysaa geed lala tagaaa runta laga garaabaa la isuma gayaxee gees lagama eegee
Queue is empty
-- / --