jacayl ma hilmaami karo aabahaa ma hagaajin karo aduun aanu heli karayn ayuu ku hawoonayaa
hadii arin igu habsaday xageen talo ka hagaaga
hayraarka jacaylka iyo hadaan hawl daris la ahay asaynaan heli karayn maxay ku hagaagi lahayd