Heesta Madagana - Lyrics
aniguba dadkaan ahay
qandhadii ku aadhiyo
dakharka aad ka qarisee
ma dagana warkaaguye
bal docoon isugu baydh
wixii kuugu daran sheeg
ha lagaa daweeyee
hadal ii daboolanaa
dadka aan ka qarin jiray
oon dani i tidhi sheeg
diirka aan ka qaadee
ma u tahay diyaar
mise waaban daayaa
ha i dilo jacaylkuye