VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaa - Lyrics

miyaa ciil loo dhintaa miyaa cadho lala tagaa miyaa camal loo go'aa nasteexo miya la caydhshaa miyaa cadow loo jabshaa ruuxad calmatee jeclaato dumnida uga caaganayd naftayda iyadoo canaanan ma inay kugu caasidaa hadii camabayahow bislaadey codkaagu mar uun i deeqay markan cindigiyga iyo laabta caloosha kuu baneeyay dawoow ma inaad i ciisha cakuye laygu miirsadaa miyaa ciil loo dhintaa miyaa cadho lala tagaa miyaa camal loo go'aa nasteexo miya la caydhshaa miyaa cadow loo jabshaa ruuxad calmatee jeclaato dumnida uga caaganayd naftayda iyadoo canaanan ma inay kugu caasidaa anigoo qaba caafimaad markaad cudur igu bilowday hadii calaf waa nasiib hankaygad cirka ku laashay miyuu camal iga baxaa miyay cabashadu i daysaa
Queue is empty
-- / --