Heesta Miyaa - Lyrics
miyaa ciil loo dhintaa
miyaa cadho lala tagaa
miyaa camal loo go'aa
nasteexo miya la caydhshaa
miyaa cadow loo jabshaa
ruuxad calmatee jeclaato
dumnida uga caaganayd
naftayda iyadoo canaanan
ma inay kugu caasidaa
hadii camabayahow bislaadey
codkaagu mar uun i deeqay
markan cindigiyga iyo laabta
caloosha kuu baneeyay
dawoow ma inaad i ciisha
cakuye laygu miirsadaa
miyaa ciil loo dhintaa
miyaa cadho lala tagaa
miyaa camal loo go'aa
nasteexo miya la caydhshaa
miyaa cadow loo jabshaa
ruuxad calmatee jeclaato
dumnida uga caaganayd
naftayda iyadoo canaanan
ma inay kugu caasidaa
anigoo qaba caafimaad
markaad cudur igu bilowday
hadii calaf waa nasiib
hankaygad cirka ku laashay
miyuu camal iga baxaa
miyay cabashadu i daysaa