hogol roobku keeno
onkod iyo hilaaci
ku nagaatay meesha
udugeeganiyee

ubaxaan keclaaye
aragtida wacnaydee
ila laa wadnahuu
illah kugu abuure

kii illah ku siiyo
aroodiisa noqotaa
u ahaatay noloshee
abid kugu farxaaye

sagal roob arooriyo
saxansaxo udgoone
dhulka wada iftiinsha
arageeda leedahee

wixii uurkooda ahee
ka ogaani ibliise
israac ceeb la aanti
ifka joogi maahe

kii illah ku siiyo
aroodiisa noqotaa
u ahaatay noloshee
abid kugu farxaaye

Exit mobile version