Heesta Wagareey - Lyrics
wagarey aduunyada
jacayl wabax ha noqonee
wiglo ugama jeede
wiiladhalay ma siista
waadigii haweeney
adon iga wardiidayn
ayaan wakhti gaaban ku wada
wadan kale wanaagsane
wacan ciida loo bogey
aragihii wacnaadiyo
aad walwaalo aragtide
ha wardheer ku soo baraa
waynatoo o dayiqeed
qurux weel la buuxshay
waxyaheeda qoraneey
loo wada dhameeyaay
waxa kula wajiiliyaay
adin waalid igu daal
ayaan wakhti gaaban ku dhigaay