VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

hooyoy macaan hooyo hooyo qaali baad tahee nuur iyo hilaacaay hooyo naftaydaad hagtaa hooyo habeen iyo dharaar hooyo hamigeyga adaa ku yaal hooyo waxaad hindistaba hooyo inaad heshaa jeclee hooyo inta tan aad dhashiyo hamiyadaad dhistiyo naaskaad habtiyo horseedkaaga wacanbaa lahuri karinee hooyo hodan baxaad ku tahay haybad iyo asluubtiyo iyo himilo wacan anoo oon la heli karin adigan had iyo gor kugu hamiyaa booskaaga wacan lama buuxin karayee hooyo hooyo hooyo kaalintaada wacan hooyo lama buuxin karayee hooyo hanfi iyo kulayl hoooyo alle kuma tusee hooyo hooygaan ku koray hooyo sida ruux hibanayaa hooyo lay horkeenayaaye hooyo naftu kuu hilowdee hooyo hoobaanta dunidaay hooyo inta tan aad dhashiyo hamiyadaad dhistiyo naaskaad habtiyo horseedkaaga wacanbaa lahuri karinee hooyo hodan baxaad ku tahay haybad iyo asluubtiyo iyo himilo wacan anoo oon la heli karin adigan had iyo gor kugu hamiyaa booskaaga wacan lama buuxin karayee hooyo hooyo hooyo
Queue is empty
-- / --