VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Siilaanyo - Lyrics

doorashiyo xasuusha le igu celida maalmaha shacabkii dadaale ku dalaalimeeyey codka kuugu deeqqa dali madhan ku dhaaftee diintiyo kitaabtiyo dimuqraadinimadiii dhaartii ka durugtoo dastuurkiyo xaqdhowrkii waad daba marteysoo daayacday xilkii qaran somaliland dalkaygii hamigoodii dumisee odayahow degdegayaa maxaa dunida kuu hadhay danuun daalin noo dhaaf dadka dibad baxaayaa waa kuwii ku doortee dilka kaama mudanee dacwad bay sidaane cbashada dadkaa maqal maxaa daarta kugu xidhay dalka kii wax tari laa dadka kii anfici lahaa doorashadii u diidooo xaqdarada dalkii taal dumadaadii weeyee maruun waad dambarsan donta somaliland dalkaygii hamigoodii dumisee odayahow degdegayaa maxaa dunida kuu hadhay dhanuun daalin noo dhaaf
Queue is empty
-- / --