VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dad wadaaje Qurbow - Lyrics

reerba la dooja nimca lagu dabaala illahay daryeelaaye hadii duubi buuxsamo marbuu kibirku daadshaye waa duniye waa duniye wali way danbaysaa darbaa laba ogsoonane danta lalama yaabe waa duniye waa duniye dal wadaajay qurboo maxaa doolis u keentay bal eega aduunka ruuxi daq iyo ugub cilmi kuu dadaalaye dunida aad aragtaan ragbaa dayaxa dhaafe waa duniye waa duniye wali way danbaysaa darbaan laba ogsoonane danta lalama yaabe
Queue is empty
-- / --