VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dahab la mood - Lyrics

xalay xalay dahab la moodii intaan daawanlaabuu dayaxii habeenimo iga galay daruuraha habeen horana doodii intaan wado danteeduu waagu iiga daalacay duhurkii shalaytana dunidaan dhib waayine dibnahaan u furaybuu soo daatay dhibicii markuu dumo habeenkuna haday inani door tahay dabada isma toogtoo kama daashoo hawshee durbadaan salaamaa qaar aanay diideen ana ii danaynayn dirasho ugu yeedheen jacayl dararayoo shilis dad is jecel ileeyeen ayuunbay sidii dabin dabayluhu dhaqaajeen ama lama daareen aadmigu ka duushaa ha duloobin ubaxyahaw dalka oo raxmad helay dawadiisa laydhaad degmooy iiga dhimantee nin kastaba ha daalee anaa dunida kuu jecel soo baro cilmiga door duntuna iigu kaa xidhan
Queue is empty
-- / --