VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Egmoo - Lyrics

xaasha aynigeedi afar iyo shan jeer dhalay ilka jabisay waa hore qaalmaha habeekiyo xulka gool ka muuqde inay inanka wada deeqda iyo in abaarta lagu waaro waynu eegi doona anaa inantan caashaqay ee oofahaygii jacaylkeedi olol dhigay inay iga abraartiyo inan la aroos galo waynu eegi doona roobka soo onkadayee dufaniyo dabaysha leh ee da'ay aroornimo umadii ku sara kacay aduunyada la furayaa inay omaanatiyo inay wada irmaanato waynu eegi doona
Queue is empty
-- / --