VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Luul geel mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdirashiid Redalaa
Luul geel

sida luuli geelo
nafahii masariyo
naagaha kafoofto

labaa madhan danbeedyada
guulaan madheedhayo
naacaysa ubaxoo
duulinaaya gurigii
ayaad igu laacdayo
madabkaaga luulkii
lafahyga dheeriyo
laabtayda galayoo
waan kugu go yaa

caashaqu laba weeyi
ha uu loogin nacabkee
reerkee xoogo

nin huba hayaankii
wuxuu laba legdoodo
lunkiisa jabiyaba

haqalkiin sa laayaba
wixii leeylaboodadu
ayaa lagu la hiila
halkuu lawrku ku hayee

tiiladan hablaha ugubna
mid uunba nin laacibi
luuqda uu qaada
adna ha igu leecine
jacaylka ila laba dhig

codkii Abdirashiid Redalaa