VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sabii - Lyrics

sida sabi dhalaanaan sabaalo iyo hees nafta kugu sasabayaa sahwi igu abuurtoo kaa seexan waayoo hurdadaan ka salalaa sabanadan hablaha kacay inaan kaaga saahiday waad igula socotee sal fudaydka iga dhawr lama samir daraadee ha saluugin noloshoo wacadkii ha sii dayn surmi adag adoo qaba sidan baahi kuu nacay gacanta igu saydhee salbu aniga igu yahay suuban caashaqaaguye sahal yaanu kula noqon sidaad iila dhaqan tahay wadnahaygu socodkii uu sagaashan gaadhee sidaan kuu falaashee
Queue is empty
-- / --