VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

timahaagu waa sagal sayntoodu waa dahab aad ka saydho sararaha ma wax laga samraabaa indhahaagu waa sabar dabnahaagu waa sulub socodkiyo sargooyadu ma wax laga samraabaa sahraay adiga mooyee dumar kale ka soomani gabadh kale ka soomani suniyaal is gaadhiyo sanqaroorka soo rogan dhexda soohanee wacan ma wax laga samraaba sariirtaan ku seexdiyo waxaan kugu xasuustaa saadadii haweenkaay saacadaynu kulanee
Queue is empty
-- / --