VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Belo xijaaban Lyrics

dookhii kalgacal
labadii da'dood
iska doortayow
qalbi daacadoo
aan is daariniyo
dad is jecel noqdoo
qoys doobir loo
deeqdii ilaah u
daroortiyoo
duca qaba noqdoo
dugsiyo aroos
lagu diirsadiyo
daahiya noqdo
daymada indhaha
kuwa doojiyoo
daacada heloo

Queue is empty
-- / --