VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruun - Lyrics

ruuneey taan u riiqmayeey ruuneey midii aan rabaay ruuneey raxmadii naftaay ruuneey raasamaalkiiyeey ruuneey labadeena ruux inay raas wada dagaan ruuneey waa sidaan rabee RABOW reerkeena daa roobloow roob soo da'ow roobloow dhulka rays lahaw rooblow ramaskoo baxaw roobloow reexaan udgoon roobloow kaan raadiyee roobloow naftu raacdayow rooblow raga ugu wacnow rooblow ruuxaan rabaw ruuneey riyadaydii aan ruuneey mudo raadiyaay ruuneey raaxiyo udgoon ruuneey raaliyadaan jeclaa roobloow rubadiyo wadnaha roobloow kaan ka raaridoow rooblow ramashada jacayl roobloow ku dul reemayoow
Queue is empty
-- / --