Heesta Boqoradaan jeclaa - Lyrics
naftan kuu bugtee baxsaney yasmiino
bogsan wayday awgaa
booga dhaya sidiisii adaa baanan karayo
iga biin karaayee
yaasmiintaan jeclaayeey beer adaygan
igadaa waxan ahay bastaye ila bogo
jacaylka
hadal beerka laabtiyobadanka ii qaboojaa
uma baaqo ruux kalee
aduunbaan codkaagii ku baraarugaayo
noloshay badhkeedee