VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkeenii - Lyrics

dalkeeni wacnaayee dagalada qurxooonaa doogiyo cagaarkii dhirta ay daboooleen bilicdooda dahabka xooluhu ku dararaan dagaan wacan ooga bari dunidaad ka mudan taho magacaagu dahab yahay oo loo dalxiis tago dacdarada agtaadaa danaystaa ku doodaan diif kugu idlaadiyo darxumaa ku haysee is dilkaagu badanaa dalkeenii wacnaayee dirirtiyo colaadaha didi jiray xumaatada daris wanaag lahaayoo kala dambaynta lagu yiqiin doc kastabay ahaataba maxaa doorshay helay loo dilay nin doorkii dumarkiyo caruuraha dambi looga galabsaday goormaa la kala diday laga leexday diintiyo rasuulkii lasoo diray dariiqiisi laga dhumay dawgiinu waa maxay
Queue is empty
-- / --