VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadimo - Lyrics

jacal hadi madiisiiyeey adigaa iihoseedoo hadimada igoysee igamana warhaysiide eegadii galgacalkana dusha iga haysee dib miyaan isku kaa halayleen caashaqkuuma qaadeen haye kuma idhaaheen macankuma idhaah deen nin dartaa halis ugalay lama gooyo hanaqee hai gon hareertee gal gacalkan iga hoo ka ilaali ilaali hadimada mamuuntiisa caashaqa hadii uu ku helilaa kaagamaan hadheenoo hab ayaanku siinlaa mamuumtiisa caasha qa farduusay ku heli laa mac ayaanku siinla ana hiilka waan ubaahdee ila qabo xaruntoo iiga gaagawac soohor joog sigaaga dadku himilo raacdee
Queue is empty
-- / --