afkoo dhuxulaa
dhaayaha indhaha
dhalal waanaagaa
oo dhal dhalaalka
guudkaaga midabkaag dhiinkaa
dhaayaha ur
dhaqaaq joogsigaagiyo
halkii aad ku dhalatiyo
hurdo lagu xambaaryeey
ma waxkulaa dhimaa jira
hurdo kula dhimaa jiraa
wanaag kula dhimaa jira
my love kula macan jira

Exit mobile version