VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar Jawaab toos ah 2 - Lyrics

Hogaankaa jabuuti Inkastoow hiifeen Balse hadalka qaar baa Hubsiin kaaga baahnaa Halyeey uu dad doortoo Qaran wayn hogaanshoo Hal door oo la jecelyahay Hebel eege leedahee Malaha hormarkaa xamar Hergo so bidhaamiyo Nabadaa kala holac tiray Kama helin hubaaloo Waad habaaratameesaa Ma waxeey haboodee Hal abuurka ereyda ?? Jawaab looba helin karin Maxay hobolo caana ahi Inteey heeso curiyeen Murti aan hanwayneen Hantaaq Ereyo moooyee Malaha hormarkaa xamar Hergo so bidhaamiyo Nabadaa kala holac tiray Kama helin hubaaloo Waad habaaratameesaa
Queue is empty
-- / --