VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anagaa Iskaleh Dalkeena - Lyrics

ubaxiii....... koraayiyo......... ardaydii tacliintiyo ...... barahii aqoontiyo ...... urarka caafimaadkiyo ........ ogaalkii war bixintiyo iftiinkii dalkoo idil waayo aragta laayee qaraxa la eegtee inaa tahay inkaar qabe arxankiisu daran yahay umadu way isku raaacdee ifka magac xumaaloow kuma lihid ijaabiyo ifafaalo khayr lee aakhirona meel roon rabi kuguma aadshee kan abaabulaayee aayaha dalkeeniyo aasaaya nabada indhaha naga ridaayoow afada dhacaysana talo ugu irmaantoo eedaad kaston hadhin u adkaysan maysee anigiyo dadkoo idil waan ku wada ogsoonee allaha iyo rasuulkiyo ashahaada ruux qiray hala jaro uruuqda ma islaanimaa maya maya oo maya islaamnimadu may odhan aqalkiina guba oo ehel iy xigaalkiyo ubadkiina gawraca ma islaamnimaa tidhi maya maya oo maya islaamnimadu may odhan meel aan meel aan amaan jirin ma ahaato noloshuye urugiy xanuun qaba ma islaamnima tidhi maya maya oo maya islaamnimadu may odhan waxaanu eednay iyo aduunka naga dib dhigay aarmiga hubkiyo bamada asqiyo dam nooga dhigee allaa nagu beerayoo anagaa iska leh dalkee ollolinta nooga daa lyrics by Ismail ahmed
Queue is empty
-- / --