VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indhaha - Lyrics

indhaha nuurka aragiyo ilayskii noloshaay adigaan aduuniyo ifka kuugu jeclahay intaan dunida joogee waanan kuu ogsoonahay sidaad ii adeecdee arxankiyo kalgaclkaad uurka iigu haysee adigana asluubtiyo ixtiraamka gobonimo waa waxaan asaagaa aadmi kaaga doortee sideen kugu ilaawaa egabkiyo anfacadiyyo eheladii naftayadaay adigaa amaaniyo nafta aayahaygii illaah aan ka sugayee waana kuu ogsoonahay sidaad ii asiibtee anigana amaanniyo abaal iiga mudantahee adigana asluubtiyo ixtiraamka gobonimo waa waxaan asaagaa aadmi kaaga doortee sideen kugu ilaawaa
Queue is empty
-- / --