VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftayda adigaa ku wayn - Lyrics

waxa dumar uunka jira midii aan ka doortaay naftayda ku aaminaay markay arimuhu murgaan midaan aragtideeda qudha dhibkaba ku ilaawayaay indhaha adigaa u roon qalbiga adigaa ku yaal agtayda adaa ku wayn kuwii isku waarayee awlaad wacan kala helee ifka nolol fiican hela aakhiro janadii kuwo daga ILAAHAY ha inaga dhigee aamiinta badi asluubtiyo edabta wacan aqoon badan hooyadaa ayaad ka hidaysatayoo ishaa kuu marag kacdoo inaad tahay ehlu khayr dushaadaa laga arkaa
Queue is empty
-- / --