VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

Indheergarad wuxuu amanaa Gabar ixtiraam Lahoow Aslub lagu barbarshoo Aqoontuna ku xeeldheer Anigna habla kacay Adan ka argoodoo Adaa Ka ishaartoo ishqi igu abuurtay Agtadey ka shidantahey Aleylahee Waan hubaa Ayaaney Dumar midii igu ifeysaa waliba naftu aamintay inaad ii tahay ayaaneey inanyahey socodka laafyaha iyo indhahaaga wacan asalkii gobeedoo kii aadmigu ku higan jiray anna waxaan u laabkacay ilwaad quruxsanaantiyo dhaqankiyo asluubta lahoo Ishqi igu abuurtoo Agtadey ka shidan tahay By Erayada abwan Abwanka Shanta Qarad
Queue is empty
-- / --