VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

indheergarad wuxuu amaana gabadh ixtiraam lahoo asluub lagu gardaadshoo aqoontana ku xeeldheer anigana hablaha kacay adaan kaa arkoodoo adaan ka ishaartoo cishqi igu abuuroo agtaaday ka shidan tahay alleylahe waan hubaa ayaaney dumar midii igu ifaysay waliba naftuna aaminaysay inaad tahay ayaaneey inanyahay socodka laafyaha iyo indhahaaga wacan asalkii gobeedoo aadmigu ku hiran jiray ana waan u laab kacay ilwaad quruxsanaantiyo dhaqankiyo asluubloo cishqi igu abuurtoo agaaday ka shidan tahay alleylahe waan hubaa ayaaney dumar midii igu ifaysay waliba naftuna aaminaysay inaad tahay ayaaneey
Queue is empty
-- / --