Heesta Baafin qaaci - Lyrics
Dadkoo baahi qaba
Abaar ay bes joogaan
Xilliguu ku beegnaa
Guga oo balaadhoo
Bari iyo galbeed
Baxadiisu gaadhoo
Xareedii la buuxsaday
Baadkiyo caleentuna
Carradii ku baaheen
Barqo dhereg lajoogo
Dhallintiyo barbaartuna
Bartamaha habeenkii
Batar ay waceen yaan
Ka badiyoboo bar bar
Kad jirtaa baan bisinka
Uhayaa
Barkhad iyo bisharoy
Ballan taynu dhiganaa
Hawd iiga baaqee
Wadnahad labaydha
Ku bariidinaayee
ku baafinaayee
Mabari samaateen
Baabulaha libaaxiyoo.
Kayn bahal ku jiraa oo
Dugaagu uu ku badan
Yahay kama bayro
Halistiyo nafta baylah
Deedoo
Bishaan kaa maqnaa
Baa sanad igaga bada
Too bigilkaa la tumayiyo
Uma dego bannaankoo
Jacaylkii i boobaan ka
Ilaaliyaa buur
Uma dego banaankoo
Babac baan ku noolee
Bar barkaad jirtaa baan
Bisinka u hayaa
Barkhad iyo bisharoy
Ballantaynu dhigana
Hawd iiga baaqee
Wadnahad labaydha
Ku bariidinaayee
Ku baafinaayee
Ma beri samaateen