Isoo bareer
Baaslaawe ha baabinee
Baahida iga gooyee
Bogay dhaxdiisaan
Kugu bariisihaayee

Baashaada igu qaad
Burhaantaada ula soo baxee

Baaxadii caashaqee
Baab saqiir maahinee
Balanteena waa adkeehaayee
Alteesto/faadmo waan kuu bogeee

Bishii mowliid
Baaqii ku hishiinay
ee balantii lahayn
Waa ka soo baxaa
Buugaan ku daawacee

Baashaalka noo wadee
Burhaantaada ula soo baxee

Baaxadii caashaqee
Baab saqiir maahinee
Balanteena waa adkeehaayee
Alteesto/faadmo waan kuu bogeee

Exit mobile version