VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Balag - Lyrics

haduu hilaac baxo geeljira haraadani kama hadho hadiyogoor halkuu biyaha dhigay ana hablaha sanadkaa tan hubqaadka ugu wacan halka ay ku nooshahay miyaan hareer maraayaa hani way i deeqdoo naftu way la haysaa wali haybinaayaa waxaa la yidhi hubsiinadu hal dambaa la siistaa ana timo haldhaalay naftu way la haysaa horjoogeeda sare iyo labiskaan ka helayoo hanaan socodkeeda wacan naftu way la haysaa hani way i deeqdoo naftu way la haysaa wali haybinaayaa
Queue is empty
-- / --