VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bay yo bakool - Lyrics

hoobaalaay hoobaalaay heeliimaalaay hoobaalaay dhoola cey midii walaashey baa ii bukoo wanaakii bardaalaa beed kuugu dhisaa hooaalaay hoobe goolaay soo buube boosaasiyo banaanka ceel buure een bulshadii timad baruuriyo caanaa lagu baahi dilaa banaan bixi caashaqa
Queue is empty
-- / --