VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqan - Lyrics

garabkayga bidixiyo wadnahayga midigbaa bilaneey ku maashoo naftaa ku culatee gamaana habeenkii daweyga guudkoo waa garamayaa abal dayaxa sidiisii kuu soo dooraroo gardarada waxaa qaba caashaqan intuu gooni iihelay galaba roobka soo kacay goglayoo dhulkoo idil qooyay dhamaantood adaa dhidinaayoo raadkaaga gurayoo gocoshadeydani gacna iigu tiirnayd gardarada waxaaqaba caashaqan igalay intuu gooni iihelay adna aan ku gaadhin
Queue is empty
-- / --