Markay ku doontee

Ku doorataa dunida macaan
Waa deeqsiyeee
Ma la isku daaliyo
markay ku diidee
Dabin aa la iidhigayee
Daryeelo ma heestiyee
daadaa iqaaday dadoow
Dac iga  turee
Haa

Markay ku doonto
Ku doorato
Dunida macaankaa
Deeq ku siiyee

Ma la isku daaliyo
Markay ku diidee
Aduuna taada haayee

Dabinaa la ii dhigaayee
Daryeel ma haayee
Adaa ii qaaday dadoo
Duc iga fuulyee

Qaadan waayee
Dugaagtaa maa
La soo saaroo
Kamaa galaa

Danbiga qaarkii
Ma daahiree
Laydhabaan
Dareemayee

Dabinaa la ii dhigaayee
Daryeel ma haayee
Adaa ii qaaday dadoo
Duc iga fuulyee

Exit mobile version