VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daninaa-leydgigay - Lyrics

Dunidaa macaaneee Markeey ku doontoo Ku dooratee Dunidaa macaan Waa deeqsiyeee Maleeysku daaaliyo Markeey ku diidee Waa loo duloobaa Dantaada haysee Debinaa leey dhigee Daryeeel ma haystee Daadaa i qaaday dadoow Doc iga tuureeeee Dulqaadan waayee Dugaagta maan Lasoo darsaaa Duurka maan galaa Denbiga qaarkiis Ma daahireee In la ii darnaadaa Dareeeeemayeee Debinaa leey dhigee Daryeeel ma haystee Daadaa i qaaday dadoow Doc iga tuureeeee Debinka miyaa doorsamayee Mise anigaa la igusoo dudeee Ma duubahaa derinteeydiyee Deegaanka waa laga deeyriyee Debinaa leey dhigee Daryeeel ma haystee Daadaa i qaaday dadoow Doc iga tuureeeee...
Queue is empty
-- / --