Heesta Hadal male - Lyrics
Hadal malee waan hubaayoo
Heedaartaad i baddoo
Waan habaabayeee
Hawshaad iila hartayee
Huumaggaaga la ii horkeen
Hadalmallee wan hubaayoo
Kuuma hayooo
Waan ku haybiyaa
Naf harsan weeyday
Baan horaaa
Hooggaankeedii
Adaa hayeee
Heedhahdiina
Kuugu hortaallee
Kuuma hayooo
Waan ku haybiyaa
Ruux haraadan
Habooonaantiiis
War hoo biyood tiraah
Hiil hillaac beena
Kuu habsaamee
Haabad hogal moodee
Haraadan haboonaantii...