VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halbowlaha - Lyrics

Dhaa kuu dhaga nuglaadoo Sidii curad aan ku dhowroo Dhibaatada kaa ilaashoo Jacaylkaagaa igu dheliyoo Adaa igu dhiiri geliyee Inaan dadka kaa dhawaysto Sidii ubax aan ku dheehdo Dhibdoo kalgacaylka dhaado Dhiiggaad ku tallaalantaayoo Adaa igu dhiiri geliyo Dhuuxiyo xididada wadnaha Halbawlaha dhiigga wadaaa Adaan kuu dhiibayaayee Dhammaan kuu hibaynayaa Ee walaal kuu hibaynayaa...
Queue is empty
-- / --