hiboooy anba waaan ku haybinaayee inaabti maa ii hanwayntahaye
hubaal awgaa cishqigan ii hayaa hadaydu jaraan u halis ahaye
arag nin qabaa qiyaamuhu maxaa soo hormaray hagaag ii yidhiye