hiboooy anba waaan ku haybinaayee
inaabti maa ii hanwayntahaye

hubaal awgaa cishqigan ii hayaa
hadaydu jaraan u halis ahaye

arag nin qabaa qiyaamuhu
maxaa soo hormaray hagaag ii yidhiye

Exit mobile version