VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoobeeya - Lyrics

hadaan dhalinyaradii nahay inaan ku faano dhalashada aan la diidino looga tago ogow wuu rogmadaaye dhaayihii ceeb malayee haabeeyoo hoobeeyooyu dhaqanku wa geed har weynoo dhulkana xididaa ugaalaa dhir iyo laamaa ka baxa dharkaan xidhanayno weyane dhaliil iyo ceeba malahee hoobeeyoo hoobeeyooy
Queue is empty
-- / --