dumar sharaftoodiiyeey
shaki malahee sheekadii macaaney
shallay aan wadaagnaa
laabtaydii shidayee
uma baahna shooree
sheikh ma utagnaayoo
ma shidnaa jacaylka

raga kaan ka sheedtow
ma sharaysan shukaansigeenii
fiicnaa
shaxshaxiyo wanaagaa
sharafkoodii ideeqee
uma baahna showree
sheikh uma tagnaayoo
ma shidnaa jacaylka

sida shamse subax soobaxdee
shucaaceeda nuurka leh
markaan sheeda kaa dayo
farxad shaama reemaa
uma baahna shooree
sheikh ma utagnaayoo
ma shidnaa jacaylka

halyey shanta qaaradood
ka shaacbaxoo lashheegoo Miyey shaki igaliyaan

Exit mobile version