moo mugdi habeeniyo
maalin daaxaa
ku meer meerayee
maqaan weyn kugeeyaa
kula maaganee
is macneyska daa
martidaa la moodo
waa la muuqsiyaayee
maradaa iigu duude
ila maamul caashaqa
maal iga hoo maya
aan ku mehersadee maya
marwadayda ahow
maya maya maya
hooy biryooleeyayee
bulaaladey miskiin
maqaam weyn ku geyo
kula maaganahee
ismacneyska dhaaf
martidaa lama moodpo
waa lamaqsuudiyaaye
maradaa igu duugane
ila maamul caashaqq
maal iga hoo maya
aan kumehersadee maya
marwadeyda ahow
maya maya maya

Exit mobile version