VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maanka - Lyrics

Inaan maanka iyo qalbiguu Marnaba kaa maarminoo Welibaa midigtaydii tahaye Madoow kaagama jiroo Milgiyo sharafbaan rabaa Haween middii ugu mudneeyd Macaan waa adi middaan Arooos la maaganiyo mashxarad loo tumee Mahaddaa rabbi baa iskaleh Ineey markastaba indhuhu Ku farxaan muuqaagoo Dhaguhu maqalkaa rabaan Ammaantaad mudantahoo Meel adi kuu gaaraba Wadnaha kaga mudantahe Macaan waa adi middaan Arooos la maaganiyo mashxarad loo tumee Mahaddaa rabbi baa iskaleh.....
Queue is empty
-- / --