Garkiyoo wadnahaad
I kala goysoo
Gantaalihii jacaylkaagiibey
I galaaaayeey

Inta aanan go in
Godka aanan gelinee
Iisoo gurmoo
Iisoo gaaree

Ruuxa gala abaal
Marbaa loo gudaa
Sida gacal ah baa
Aan is garabsannee
Geerida horteed
Aan is gacal sannoo

Gucliyoo oradiyoo
Habeen galaboo
Ma gam oooo
Araggaaa goobayaa

Duhuriyoo makhriboo
Habeen galaboo
Ma gam oooo
Araggaaa goobayaaa

Anoon gelin xumaan
Ha igu noqon gardiidee
Ii garabsamoo
I gacan siiii

Ruuxa gala abaal
Marbaa loo gudaa
Sida gacal ah baa
Aan is garabsannee
Geerida horteed
Aan is gacal sannoo..

Exit mobile version