Markaad ii dhawaaqdaan
Farxadaan la dhididaa
Inaad soo dhawaatee
Dhagahaygu moodaan

Wey dhacdaa inaan helo
Dhambaalada jacaylku
Ku qorayso dhiiggooo

Caashaga dhaawacaygaad
La dhacdaa billaawahaaa

Inaad xaaja dhawrtoo
Dhankastaba ka eegtaa
Dhigayaa dastuurkuyee
Ha dhitaysan xumayaa
Riyaaadan dhami karin

Markaad sii dheeratay
Ani ii dhamaataaa
Dhoofkaad u bixi timi
Waxba iima dhigayee

Wey dhacdaa inaan heloo
Fariin wada dhankaagoo
Dhexdhexaadintiisiii

Boggaan sii dhayaayaa
Adna dhiiijinaysaaaaye

Inaad xaaja dhawrtoo
Dhankastaba ka eegtaa
Dhigayaa dastuurkuyee
Ha dhitaysan xumayaa
Riyaaadan dhami karin…..

Exit mobile version