Faadumiina
Xadkii jacaylkeenee
xiriirka nooo yeelee
Ana waa ku dhowraa
Ma xaaluifeeehaayee
Xaqiiq waa taasee

Xajiyee xoog uyeelee
Xagaaga ka sii adkeeyee
Xaajadaan dhamaanteed
Alow xumaan ka dhowr

Xaafad waa dagaanee
Xeebna maanyo waaye
Xaalka waa samaadee
Makaa xiiso karaayee
Xamar xiisaan uqabaa

Alteesto
Xareed go tahayee
Xagee usoo xoortee
Anna waa xaq dhowraa
Ma xaalufeenaaye

Xilideeda aa tahay
Iilo xiiso waynee
Xeeradoo wadaagnoo
Xaawo idhashee

Xaafad waa dagaanee
Xeebna maanyo waaye
Xaalka waa samaadee
Makaa xiiso karaayee
Xamar xiisaan uqabaa

Exit mobile version