Heesta Xishoodka dhaaf - Lyrics
Xanfariyoo naxeen
Ma xayiraan cishqigeen
Xandhoo adduun marabee
Adaan kusoo xushee
Xishoodka dhaaaf
Xabadkaa isaaar
Kaama xiiiseee
Xummaanta dhawr
Xubbigii dhexdeen
Waaa xalaaa
Xalaal haddad weddid
Ku xambaarsahaaa
Xuja kuuma quuree
Xiddigaygiyooow
Xaniyo been
Xagtii wada xera noqonnee
Xummaanta dhawr
Xubbigii dhexdeen
Waaa xalaaa
Xishoodka dhaaaf
Xabadkaa isaaar
Kaama xiiiseee
Xayaatadii nolashee
Xuural cayniii hafdii
Xabaal kii galee
Ku xasuusahaa
Xandhoo adduun marabee
Adaan kusoo xushee
Xishoodka dhaaaf
Xabadkaa isaaar
Kaama xiiiseee
Xummaanta dhawr
Xubbigii dhexdeen
Waaa xalaaa
Xabsi ninkii galaa
Talo xaal ogee
Xujo makuu wediyee
Xiddigaygiyooo
Xaaskayga ahaatay
Xariir allaa ka tuugee
Xummaanta dhawr
Xubbigii dhexdeen
Waaa xalaaa
Xishoodka dhaaaf
Xabadkaa isaaar
Kaama xiiiseee.....