VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Basra - Lyrics

Basraay basraay bishaan ku bartee bilowney jaceylkii aan beeree Ku balaadhey naftoo boqnaha i jaryoo adey badayee Bal bariida uun isoo booqoo naa adaa i badee hay baal marinee Beerkiyo wadnaha bir baad ku jartoo adaa burburshoo bestey weeyee Bidhaantaada ruux indhaha u buko nafta bogsatee Bal bariida uun isoo booqoo naa adaa i badee hay baal marinee Basraay nabsigani waa geed baasee baaneeye ha moodin inuu been yahay Boholyowga dartaa banaan u baxoo bahala la hadlee Bal bariida uun isoo booqoo naa adaa i badee hay baal marinee Lyrics by faysal kiyaaz
Queue is empty
-- / --