imisaa ruux caalinoo
cisi iyo sharaf lagu ogyahay
intuu caashaqa la tagay
cuudiyo uu dhiogay banaan
miduu calmadee jeclaa
agtiisa ka carawdayoo
calafku hayskaba jire
caku lagu wiirsado
wakhtiguu uu ku ciiirayoo
cidna aanay weli ka hadal
nasiibkaa cajaaiboo
ciduu doono kugu daree
dunidan lama caajisee
caruuso adiguba mid kale
cishqigu inuu yahay mid daran
horaa looga cawdayoo
hadii calafkii qaldamay
aduu noloshii cakirin
cashaqaa adigoon ududin
adoon is canaanayn
dookha adigoo cabudhin
dumarna ka caaganayn
hadba mid caleemo saaro
ciyaar halaguu tumee
nasiibkaa cajaaiboo
ciduu doono kugu daree
dunidan ;lama caajisee
caruuso adiguba mid kale
nasiibkaa cajaaiboo
ciduu doono kugu daree
dunidan ;lama caajisee
caruuso adiguba mid kale

Exit mobile version