Heesta Cawo - Lyrics
cayniyo saraaro intuu helay cir xoogani
cal calyada xareeduna celiyeen jidhaama
oo cuudku dhalaayoo laga dhamayo cana
dharabkiyo caleentuna cidhifyada
isla dhafen
caynkoodiibad tohoo cimrigay intuu jiro
anaad ii casuumanto cawoy aan
ku jecelahay
carigii sanaagiyo banka ceel afwayno
intuu xayskii caga dhigay ku onkoday
cawayskii
aanay jirin colaadiyo cidu nabad ku wada
taal carawkiyo barwaqada
fardihii cartamayaan